Jijigawe.c
om
combination of ideas and
info lead to the truth
[ Yahoo! ] options
Contact Us
Madaxweynuhu wuu sii “Affeef Dhigtay” In Uu Xataa Beentii Uu Idiin Sheegi Jirey Markuu
Dibad U Baxo Joojiyey; Maxaa Laga Doonayaa?!!!
Rashiid Abdi  — Seattle, WA, USA —  23 Fevraury, 2008
“Wanka Indhihiisu goorma ayey cirka arkaan?” jawaab“Marka La Gawraco”. Waligey intii aan arkayey ama
maqlayey MadaxweyneRiyaale oo dadkiisa la hadlaya, tiraba 3 jeer baanarkey isaga oo RUN sheegaya.
  1. Mar waxa uu yidhilabadii macalin ee aan ka hoos shaqeeyey Illaahay ha unaxariistee Madaxweynihii ka
    horeeyey ee Cigaal iyoAfweyne oo uu NSS u ahaa, wax badan baan ka bartay.
  2. Mar uu joogey USA waxa uu yidhi horta anigu waxaannasiib u yeeshay in meel diyaar ah aan ku fadhiisto.
  3. Marna waa markii uu idin lahaa; waxa la bartey inmarka la sii baxayana la is xoogagaal waraysto,
    markala soo noqdana la is xoogagaal waraysto, imika wixiika danbaysa, Af-Hayeenka Madaxtooyada
    ayaa qoraalidiinku soo gudbin, wixii u baahan in la idiin sheego.Tii u danbaysay ayuu imika iyo haatan
    fuliyey oo dadkaisoo doortey in aan uga waramo cashuurtii.
islaamahabasasha, tamaadhada, iwm suuqa la fadhiyey ee cadceeduku dishey laga
ururiyey wixii aan ku qabtay intii aandalka ka maqnaa idiin sheegi maayo, in uu
idinyidhaawaa waajibkiin waanad istaahishaan, in kaligii taliyekale siduu doono idiinla
macaamilo, wax aad sugayseenoo hortiina yimi weeye waxba hala yaabina.

Hore ayaan idiinku sheegay arimo dhowr ah oo la idinkutijaabiyey hadii aad ka
dhiidhiweydeen, in qaar kaleoo ka daran idinku soo socdaan. Waxaad  kasbateen ayaala
idiinku abaal gudey “Dhama Danbarkeeda Waa Waxaad Dhowrasateen Oo Ku Jira
Weelkaad Dhigateen Dhiig Muwaadin Noqoyaana MooyeeWax Dhicikarana Way taheeKa
Dhursuga Waxa Kujira Reer Somaliland Dhiilkaad Culateen”.
Boga Fikradaha
Opinion Page
___________________

Spy master and his
( NSS ) War Criminal
colleagues.
Yusuf Abdilahi Janaale
— Oslo, Norway — 12
October, 2006
_______________________
Gabay ayaa ku cabiray
sida aan dareen
sanahay qadiyada:
Sheekh Maxamed
Sheekh Ismaaciil.
_______________________
Halkee lagu iloobay
danbiyada laga galay
Shiyuukhda? Warsame
Axmed Cabdilahi —
Seattle, WA,  USA — 09
October, 2006
_______________________
KULMIYE Iyo
Jawaanow Intaa Waa
La Idiinka Han
Weynaa.   Ali Gulaid —
San Jose, CA, USA —
08 October, 2006
_______________________
MAXAY KU KALA
DUWAN YIHIIN
CULIMADA SOMALIA
IYO SOMALILAND?
Osman Omar Dool  —
Oslo Norway. — 13
October, 2006
_______________________
Baaq ay soo Saareen
Dhallinyaro Reer
Ceerigaabo ah
Dhalin-Yarada Reer
Ceeri-Gaabo — Ceeri
Gaabo, Sanaag. — 13
October, 2006
_______________________
Xukuumaddeenuna Ma
Naafay Noqotay?
Prof. Cabdisalaam
Yaasiin Maxamed —
Hargaysa- Somaliland
_______________________
Ma cadawgii
Soomaalida (xabashi)
ayaa noqday
Walaalkeena cususb?
Warsame Axmed
Cabdilahi — Seattle,
WA,  USA — 09
October, 2006
_______________________
President Rayale And
Puntland State Present
The Biggest Threat To
Somaliland; Not The UIC
Dahir A. Jama —
London, UK — 16
October, 2006
_______________________
“Haddee Ninka Maanta
Sheekh Ii Malayn Ayaa
Rag U Liita”
Cabdilaahi Geel-Jire —
Toronto, Canada — 25
October, 2006.
_______________________
The threats of the
Islamists should not
sidetrack Somalilan
Dr. Mohamed A Omar  
— London,  UK — 29
October, 2006
_________________
Kaligii taliye yaa u saamaxa in uu kaligii taliyenoqdo? waa shicibkiisa. Nin hantida dalka siduu doonougu takri
fala, yaa u ogolaada? Waa shicibkiisa. Ninwasiiradiisu siday doonaan u dhaqmaan, oo la og lanaxisaabtamin,
yaa u ogalaada? Waa shcibkiisa. MaantaCawil waxa uu dhisayaa Akuuna Mataata (Meeshii BasaskaNayroobi)
oo uu ku iibsaday, xoolihiinii, maxaaidiinka shan ah ee faa’’iido idiin ku jira? Cawil kahor intii aanu noqon wasiir
hanti intee leeg buuhaystay?

Mase haystey hanti uu ku iibsado Dhul kufadhiya 6 KM oo laba jibaaran? Qeeme intee leeg ayuusiistay
dhulkaas? Iska rogooyinkii uu ku rogayey SUUQAHargeysa, markii dollarku dhacay, ee uu ku badashaylacagta
uu soo daabacday, xagee martay wali maisweydiiseen? Wakiilka Baarlamaanka Somaliland ayaanxataa ogeyn,
lacagtaas iyo wixii lagu qabtay.

WaaBaarlamaankii aad soo doorateen, oo in ay shaqeeyaanay u diidanyihiin odayaal kaaba qabiil ah oo
shilinkayar ee Cawil iyo Riyaale ama Riyaale iyo Cawil ay utuuraan kala qiimo roonaatey dhaartii ay
kitaabkaquraanka ah ku mareen markii xilka loo dhiibayey.Odayaashaas oo aan dan kalahayn dalkan iyo
dadkiisatoona.

Odayaashaas oo aanay ku jirin dhibic dhiiga oomuwaadinimo. Odayaashaas oo if iyo aakhiraba u
seegaynooloow Riyaale nooloow. Illaahay baan ka magan galnayin shaqsi shilin uu noo tuuro in aan ku iibsano
if iyoaakhiraba. Dalkan dadkii lahaa; ma waasheen? Ma falanyiin, ooraamaalihii madaxtooyada joogay baa ugu
rogey?Habaarku se halkuu inagaga dhacay?

Toloow ma kuwii udhintay ee aan ubadkoodii iyo ooridoodiba gabnay baala inaga jarayaa danbigoodii? Ma ka u
waashaySomaliland darteed, ee kii waalay aan nidhi kaalay ooxukun (Riyaale, Cawil, Warancade, Ismaaciil
Faqash,C/laahi Cirro, iwm waa maamulkii Afweyno oo Afweyneuun ka maqan yahay)?. La arkee, la sugee,
waxaan dhoowraaba waa halka ay kudanbayso…!!!.  
S/A,
Cabdi Rashiid
Seattle, WA, USA