You need Java to see this applet.
Great Somali society history and legacy. What a hero's.   Read Somali History:
Ismaaciil Cumar Geelle: Soomaaliyeey
waddankiinna Ilaashada.  "Geed ayaa
waxuu yiri Gudinyahay imaad gooyseen
hadaan gobalkay kugu jirin"
Madaxda soomaalida ayaa hor ordaysa
in dhulkooda la qabsado. Sabtember
2006
Halkan ka dhageeyso wareeysigii
taariikhiga ahaa:
Cabdulahi Yisuf Axmed: Anagu bolitikal
asasinashan masamayno, hadaan
dagaalamayno toos baan u
dagaalannaa.  waxii qaraxaa sameeyay
waan dabi galaynaa kana harimayno
ilaa aan soo helo.18-09-06
Halkaan ka
dhageeyso waraysigii Cabdilaahi Yuusuf
iyo madaxda kale:
Dhegeyso: Cusmaan Caato
oo ka hadlaya sababta
ay maanta isu casileen.  Dawladii waaa
shaqeenwayday.  Iyadoo ay Dawlada
Federalka Soomaaliyeeday is qab-qabsi
siyaasadeed ku jiraan-  06-09-06           
Halkan ka dhegeyso:
Cabdiqasim Salaad Xasan: "Waxa aan
diyaar u ahay in aan ku jihaado Tigreega"
madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Ma
aha in lala shiro DFS oo aan u arko
(Cadawu Wadan) in ay yihiin.
(07-11-2006)
 
Halkaan ka dhagayso:
Waraysi iyo Doodo xiiso leh oo xaga siyaasada iyo arimaha bulshada..
Barre Hiire: Uma malaynayo in aan u
baahanahay in ciidamo shisheeye
soomaaliya la keeno, dagaalna ma
jiro hadda. Wasiirka gaashaandhiga
Barre Hiiraale oo ciidamada xoogga
dalka ugu baaqay inay xarumo
yeesheen.
Halkan ka dhageeyso:
Mahamed Mahamud Gacmo-Dheere:
Waxuu ayaa ka hadlaya warar sheegayay  
in uubuuxiyo jagada Ra''iisal wasaare -

Ka dhegeyso halkan:

Cabdalle Xaaji: waxaan u
tacsiyaynaynaa Dadka reer
Baydhabo, dilkii lagu laayay ilaalada
Eriboorka Baydhabo, kadib iyagoo
jooga Nairobi Kenya.  (07-09-06)

Halkan ka dhageeyso:
Maxamed Ibraahim Xaabsade:
Waxuu qabaa in ay dawladu isaga baxdo
Baydhabo. "Mar kale ayaan ku celinaa
inay ciidamada dowladda ka baxan
magaalada Baydhabo" Maxamed
Ibraahim "Xaabsade". Halkaan ka
dhageeyso:   (11-09-06)

Halaknka dhagayso:
ABU MANSUUR: Maa waxaad raabtaan
inaad kilinka lixaad iyo kansideeda aad
ka dhigataan Soomaaliya.  Ogolaan
mayno arintaas.  Itoobiya haddii ay soo
gasho Soomaaliya waan ka guulaysan
doonaa Haddii Alle yiraahdo.

Halkan ka dhageeysta: 19 Sept 06
Danjire Cabdi Shire Warsame, oo ka qeyb
galay Barnaamijka Doodaha Simba ayaa ka
waramaya qorshaha Dowlad Goboleedka
loogu dhisaayo Gobalada Jubbooyinka.  
16/09/06

Halkan ka dhageyso Dood Xiiso Leh:
Reer Baydhabo: Gudddoomiye ku
xigeenka gobolka Bay oo is rasaaseyntii
maanta ku eedeeyey dowladda iyo Ra'isal
wasaare Geeddi.  Kuna tilmaamay in
Daarood ahaan tacshiiradan loo sameeyey.
oo shir jaraaid ku qabtay Baydhabo.
04-09-06
Halkaan ka dhageeyso:
Takoorida Beelaha: Cabduqqdir macali
cusmaan Oroma oo qoraa soomaaliah
iyo Ugaas Maxamed Bashiir, Cabdulaahi
calas iyo qaarkale. Maxey soomaalidu u
takooraan dadka ka soo jeeda beelaha
lagu tilmaamo nasab-dhimanka.
17/09/06
Halkan ka dhagayso Dooda:
Waxaa kahadlaya Xafladdii
furitaanka Maxkamadd
Sh.Maxamuud Sh.Ibraahim
Suuleeya. halkan kaDhageeyso.  
Halkan ka dhagayso:
Shir ay qabteen Gudoomiyayaasha Mucaaridka
ah ee Dawlada Soomaalinad; Axmed Siilanyo iyo
Faysal C. Waraabe.  Ay kaga hadlayaan
Maxaakiimta islaamka iyo saamaynya ay ku
yeelankaraan.
Halkan ka dhagayso:
Wefdi ka socday dalka Kenya oo
ay ka mid yihiin Xildhibaan Bile
Keerow iyo Sh. Maxamed Cabdi
Cumar oo ka hadlaya ujeedada
socdaalkooda Muqdisho.
13-Aug-2006.
Dhagayso:
Doodaha iyo aqoon iswaydaarsiga
Dood ku saabsan codeyntii
Baarlamaanka ee ka dhanka
aheyd Xukuumada Geeddi iyo
isbadalada ka dhacay magaalada
Muqdisho "30-July-2006".

Dhagayso:
Prof Cali Khaliif Galeyr oo socdaal
ku yimid magaalada Muqdisho
ayaa ka hadlaya isbadalka uga
muuqda magaalada iyo guud
ahaan xaaladda dalka.  
"01-Aug-2006.
Dhagayso
Dood dhexmartay Guddoomiyaha
golaha Shuurada Maxkamadaha
Sh. Xasan Daahir iyo Taliyaha
Booliska Puntland Yuusuf Axmed
Kheyr "Bar.Hadal Heynta
Toddobaadka Wariye Saciid Tahliil
"11-Aug-2006.
Dhagayso:
Shir ay qabteen Gudoomiyayaasha
Mucaaridka ah ee Dawlada
Soomaalinad; Axmed Siilanyo iyo Faysal
C. Waraabe.  Ay kaga hadlayaan
Maxaakiimta islaamka iyo saamaynya
ay ku yeelankaraan.
Dhagayso:
Dood looga hadlayo Ciidamo
keenista Soomaaliya oo
dhexmartay Labada Afhayeen
ee dowladda iyo Maxkamadaha
Islaamiga  15-09-2006.
Dhagayso
Dood loogaga hadlayo Dhacdadii naxdinta
lahayd ee loogu gaystay Jir-Dilka xabsiga
Hargaysa, Soomaaliland, Sheekh Maxamed
Sheekh Ismaciil.  Doodaa ayaa waxaa ka
qaybqaadnayaan Maxamed Nuur Caraale
"Duur", Mawliid Axmed Xassan, iyo Cali
sheekh Yaasiin Cali-Fadhaa.
Dhagayso:
Maxamed Siciid oo ah Qareenka
Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil
oo ka hadlaya Qadiyada Shiyuukhda
lagu haysto, kaas oo qiray in wax
lagu soo xiray Sheekha aysan jirin
ilaa hadana waxba lagu
cadayn..13-10-06.
Dhagayso:
Jijigawe.com
combination of ideas and
info lead to the truth
[ Yahoo! ] options
Contact Us
BARNAAMIJ AAD U XIISO BADAN OO
AY ARDAYDA JAAMACADAHA
MAGAALADA MUQDISHO SU'AALO
TOOS AH  KU WAYDIINAYAAN
GUDOOMIYAHA GUDIGA FULINTA EE
MIDAWGA MAXAAKIIMTA ISLAAMIGA
AH  SHEEKH SHARIIF   SI AAD U
DHAGYSATO HADII UU KU DHAAFAY;
Halkan ka Dhagagayso: (29.10.06)
Waraysi Ogaal ay la
yeelatay Dr Cumar
Imaan Abubakar; ku sii
simaha Gudoomiyaha
Golaha Shuurada. Arimo
ku saabsan nabada
SomalilLand:
Halkan Ka dhagayso:
(28-10-06)
Radio
Ogaal
Waraysi
WAA SIDEE ARAGTIDA
MADAXDA SOMALILAND EE
MAXKAMADAHA ISLAAMIGA
AH EE MUQDISHO,  WAXAA
BARNAAMIJ KA SAMEEYAY
RADIOIRIN SI AAD U
DHAGAYSATO.  

RIIX HALKAN: (14.10.06)
Jamaahiirta
Somaliland
Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan
Dowladii Kacaanka Wixii ay Qabatay iyo
Wixii ay qaladay oo ay idaacadda
Simba diyaarisay.  Taariikh nololeedkii
Maxamed Siyaad Bare:

(21.10.2006)

Halkan ka dhageeyso wareeysigii
taariikhiga ahaa:
Waraysi'' Cabdi Qaasim Salaad
Xasan
ayaa Wakhtigii uu
Madaxwaynaha ka ahaa Dowladii
Carta Beesha Caalamka ka
Dalbaday in Ciidamo Nabad Ilaalin
ah lagu Taageero.
 
Halkan ka dhageeyso wareeysigii
taariikhiga ahaa ee uu cabdiqaasim
argagixisada Soomaaliya kaga
cabanayo:
Waraysi'' Cabdi Qaasim Salaad Xasan
ayaa Wakhtigii uu Maxkamaduhu ay
qabsadeen Cabdilaahi Yuusufna uu
madaxwayne noqday ayuu ka soo hor
jeestay Ciidamo keenista dalka
Soomaaliya.
Halkaan ka Dhagayso Cabdi Qaasim oo
Ciidamadii uu Dalbaday Qori u Qaatay
kadib markii uu waayay
Madaxtinimadii Dawlada Soomaaliya:
Waraysi'' Halkaan ka Daawo Safiir ku
xigeenka Unta u Fadhiya Soomaaliya
Idd Badal oo ka Hadlaya Arimaha
Somalia:

Halkan riix:
(BBC) Dood ku Siyaasiyiinta
reer Soomaaliland ee lagu
xiray Xabsiga wayn ee
Soomaaliland.  Siilaanyo
Halkan ka dhagayso.   
(Axad-Agoosto 12, 2007)