|
Professor. Axmed Ismaaciil Samatar iyo Professor Siciid Samatar oo ka dooday sababta iyo danta uu marakanku ka lee yahay Dalka Soomaaliya? Ma ka yahay Daacad dib u heshiisiinta Soomaali uu la doonayo Soomaalida? Maxaa ka iman kara Shirkaas iyo maraykanka? (Sat-07-April-2007) Halkan ka dhagayso: Qaybta Labdaad:
|
|
|
|
Kulan looga hadlaayo arrimaha Somalia oo ay qeyb galayaan rag ah mas'uuliyiin Soomaaliyeed oo ka socda dalkaasi Britain. (Sat-07-April-2007 ) ___________________________________
|
|
|
|
 |
|
|
|
 |
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Shahiid Shahiid C/casiis Daa'uud C/Qaadir - Geesigii madaafiicda xerada asluubta naga aamusiyay, naftiisana u huray. (25 April 2007)
Halkan ka daawo
|
|
|
 |
|
Professor. Cabdi Ismaaciil Samatar oo si rasmi ahaan sheegay in awoodii sharciyeed ee ay la heyd dowladda Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya ay dhamaatay, maadaama ay shacabkeedii ay baabi'isay cadawgoodiina lagu soo iaticmaalay. (Sat-07-April-2007) Halkan ka dhagayso:
|
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Salaad Cali Jeelle:-Waxaan ku heshiinay anaga iyo Itoobiya in Habargidir la xasuuqo ee Muduloodoow Indhaha ka fiirsada sida loo xasuuqaayo,Khudbad si sira looga duubay (Wednesday, 11 April 2007) Dhagayso waraysigiisii: Halkan ka Dhagayso waraysiyo ka horeeyey:
|
|
Waxaa nala soo xiriir dad badan oo u dhashey beesha Mudulood iyaga oo ka carreysan hadaladii ka soo yeerey Salaad Cali Jeelle, waxaana dadkaa kamid; Col.Cabdulahi Cali Macoow. (Sat-14-April-2007) Halkan ka dhagayso:
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
Odayaasha beesha Hawiye oo maanta si kulul u cambaareeyeen IGAD go'aankii ay ka qaadatay dawlada Itoobiya hawlgalkii hasuuqa ahaa ee ay Muqdisho ka gaysatay. (Sat-07-April-2007) Halkan ka dhagayso:
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
Markay taariikhdu ahayd April 3, 2005 waxay SomaliTalk kulan khaas ah la yeelatay Dr. Cumar Cusmaan Raabeh oo ku takhasusay cilmiga Philosophy iyo Political Science ahna Taariikh yahan Soomaaliyeed. Ottawa, Canada Dr. Raabeh. Waraysiga (April 5, 2005) Halkan ka Dhagayso:
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Kulan looga hadlaayo arrimaha Somalia oo ay qeyb galayaan rag ah mas'uuliyiin Soomaaliyeed oo kamd yihiin Pro, Samatar, X PM: Galayr, Pro, Ibrahim Cadoow, iyo aqoon yahano kale oo ka socda dalkaasi Britain. (Sat-07-April-2007) Halkan ka dhagayso:
|
|
|
|
|
|
|
|
Waraysi:(BBC) Hogaamiyeyaasha Beesha Hawiye iyo madaxda ciidamada Itoobia ee xamar ku sugan oo maanta shir la isku afgaran waayey ku kala kacay. (Cabdi Imaam Cumar ) (Saterday, 24 March 2007 Halkan ka Dhagayso:
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
Afhayeenka beelaha Hawiye, Axmed Diriye, Cali oo sheegay in dagaalkii arbcada, ka dhex dhacay uu u dhexeeyey beesha Hawiye iyo Dawladda ku ku-meel-gaadhka ah iyo isaga oo qiray in Midowga Maxaakiimtu ahaayeen maamul u Hawiye samaystay oo laga burburiyey. (Wednesday, 21 March 2007) Halkan ka Dhagayso:
|
|
|
|
|
Ibraahim Shiikh Xasan Nabad-Doon ka mid ah kuwa Soomaaliyeed oo dagaaladii ka dhacay Dhamadkii Bishii hore magaalada Muqdisho ay saameeyeen oo gargaar ka dalbanaya hey'addaha samafalka. (Sat-07-April-2007) Halkan ka dhagayso:
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
|
Ra'iisal Wasaaraha Somaliya Cali Maxamed Geedi oo dhibaatada magaalada Muqdisho ka taagan ku eedaynayay dadweynaha wax-iska caabinta wada ee dawladdiisu gumaa dayso, iyadoo uu Madaxwaynuhuna hore u yiri, ha iska difaacaan dadku kuwa hoobiyaha ka dhexridaya. (VOA) (Thursday 22 March 2007) Halkan ka dhagayso:
|
|
|
|
|
Daawo Filim laga duubay: Xorayntii Soomaali Galbeed & Soomaali Abow ee 77.. Daawo Filmkan:
|
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
Madaxweynaha Dawla-dda federaliga ah oo xaqii-jiyey in sidii Maxamed siyaad Barre ku sameeyey Somaliland, duqaynta ciidamadiisu wadaan lala beegsanayo goobaha ay degen yihiin shicibku ee caasimadda Somaliya. (March 21, 2007) Halkan ka Dhagayso:
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Ismaaciil Cumar Geelle: Soomaaliyeey waddankiinna Ilaashada. "Geed ayaa waxuu yiri Gudinyahay imaad gooyseen hadaan gobalkay kugu jirin" Madaxda soomaalida ayaa hor ordaysa in dhulkooda la qabsado. (Sabtember 2006) Halkan ka dhageeyso wareeysigii taariikhiga ahaa:
|
|
|
|
|
|
|
|
Siyaasiga Cabdi Shukri Cali Xirsi Gudoomiyaha xisbiga (SNCP) ayaa shalay soo saaray baaq caalami ah oo uu QM sheegayna in ay Dawlada Federalka kumeel-gaarka ah is casisho. (Sunday, 18 March 2007) Halkan ka dhagayso:
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
(BBC) Dood ku saabsan in Xisbiyo cusub laga samaysan karo Somaliland & in kale, kadib markii xisbi cusub lagaga dhawaaqay.
(Sunday - 18 March 2007) Halkan ka dhagayso
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
Bulshadda rayidka ee ku nool Magaalada Muqdisho oo ku baaqdey in ciidamada Ethiopia ee wadanka sida khaladka ah ku soo galay kuna soo duulay laga saaro dalka Somalia. (Tuesday, 20 - Feberuary - 2007) Halkan ka dhagayso:
|
|
|
|
|
Muxaadaro: Ku saabsan xaalada Muslimiinta Soomaaliyeed ay ku suganyihiin maanta, iyadoo ay dalkii ay ku soo duuleen Gumaysiga Xabashida ayna qabsadeen Soomaaliya. Halkan ka dhagayso:
Jihaad Qaybta 1aad Jihaad Qaybta 2aad
|
|
|
|
|
|
|
|
Siyaasiga Cabdishukri Cali Xirsi oo ka tirsnaa Isbaheysigii la dagaalanka Argagaxisada iyo soo celinta nabada ayaa sheegay inaysan ciidamo Afrikaan ah waxba ka qaban karin xaalada faraha kadii baxeysa ee Somalia loona baahan yahay in Somalia la geeyo Ciidamo Reer Galbeed ah si ay nabad galyada usoo celiyaan. Halkan ka dhagayso: 06 Feb 07
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Waxaa Barnaamijka qeybtaan ka qeyb galaya Afhayeenada beelaha Majeerteen iyo Hawiye. Waxaa Barnaamijka Ka Qeyb Galaya Afhayeenka beesha Hawiye Axmed Diiriye Afhayeenka beesha Majeerteen Saciid Diiriye (27 March 07) Halkan ka Dhagayso:
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
|
Dr: Mohamed Cabdi Gaboose oo ah siyaasi madaxbanaan ayaa maanta ka hadley mudo kordhinta golaha guurtiga iyo waxyaabaha ka iman doona mustaqbalka haddii aan laga hortagin kalidii tashiga. Halkan ka dhagayso: Thursday, 18 May 2006
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Wasiirka Caafimaadka Dowlada Federaalka Somalia Qamar Aadan Cali ayaa shaaca ka qaaday in loo baahan yahay wada hadalka Somalia in laga soo qeyb galiyo Madaxdii Maxkamadaha Islaamiga, si Somalia ay u noqoto dalka amnigiisa sugan yahay Halkan ka dhagayso: 11 Feb 07
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
Khudbaddii layaabka lahayd ee caqligiisa uu isugu geeyay Madax wayne ku sheega Cabdullahi Yusuf ee Dawlada bilaa sharafta ah uu ku qabtay London, taas oo uu Beelihiisa uga xog waramayey, sida uu wadanka ka damac sanyhay. (Feb 23, 2007) Halkan ka Dhagayso:
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Max'ed Muuse Guuleed oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuna dhaqan Wadanka Holland ayaa ka hadlay shirka dib u heshiisiinta qaran ee Dowlada Federaalka ku dhawaaaqday in lagu qaban doono gudaha dalka Somalia. Halkan ka dhagayso: 06 Feb 07
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
|
Dr. Saa'id Sheekh Noor, Ambassador. David Shinn and Head of African Union are debating about Somalia's peace keeping forces and situation on the ground today in Mogadishu and all other Somali Parts. January 2007 Watch this Descution:
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Halkan ka dhagayso geesiyiinta Islaamka ee xaqudirirka ah oo guubaabinaya shucuubta Soomaaliyeed ee Islaamka ah in ayna jilcin oo ay dagaalka xaq u dirirka ah ku taagnaadaan ayna ogaadaan in ALLE ggusha siiyey uu maantana dhinacooda joogo. Halkan ka dhagayso: 06 Feb 07
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
Gudoomiyaha Ururka Hawiye Action Group Liban Gabeyre; oo ku tilmaamay in Soomaaliya Ethiopia haysato. HALKAN KA DHAGAYSO OO GUJI. (Mon - 19 March 2007) Halkan Ka dhagayso:
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Ciidamada huwanta ah ee gumaysiga ithoobiya oo amray ku siiyay dadkii ka qaxay magaalada Muqdisho ee ay madaafiicda kala daaleen ee u qaxay Lafoole iyo nawaaxigiisa in ay halkaasi ka guuraan. (Sunday, 25 Feb 2007) Halkan ka dhagayso:
|
|
|
|
|
|
|
|
Wareysi Sh. Shariif Shiikh Axmed - Guddomiyihii Guddiga Fulinta ee maxkamadaha Islaamiga oo wareysi siiyey wariye Axmed Idaawaqaca( BBC) (Sabti, April 21, 2007)
|
|
|
|
Odayaasha Hawiye oo maanta si kulul u cambaareeyeen IGAD, qodobo dhawr ahna soo saaray. "Dhageyso" (14 April 2007) __________________________________
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Salaadiinta ka soo jeeda Beelaha daga magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda qaar ka mida oo kala hadlay ciidamada gumaysiga ah ee Ithoobiya sidii nabadgalyada magaalado madaxad dalka Soomaaliya ee Muqdisho. (Tuesday 20 Feb 2007) Halkan ka dhagayso:
|
|
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Sh Yuusuf Qardawi ayaa waxa khudbadii Jimcaha ee shalay uga hadlay xaalada dalka Soomaaliya iyo faragalinta Ciidamada Itoobiya. (28 April 2007) __________________________________
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Boqor buurmadow oo ka mid ah hogaamiye- dhaqameedyada SOL oo ka waramaya xabbad-joogin laga samaynayo Xamar. (Suterday-21 Apr 2007) __________________________________
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Xildhibaanada mucaaradka Barlamaanka Somalia oo sheegay inay dhisayaan Dowlad cusub. "Dhageyso" (15 April 2007) __________________________________
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
 |
|
|
|
|
|
Haweenka qaata indhashareerka oo ka cabanaya ciidamadda dowlada federaalka ah, kuwaas oo ku dilay haweenay diiday in laga furo. (Wed-09-May-2007) ___________________________________
|
|
|
|
|
|
|
|
Xasan Shiikh Aadan Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka oo Ethiopia ku eedeeyay in ay wado qorshe ay ku qabsaneyso dalka Somalia. (Wed-18-April-2007) __________________________________
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|